“Waxaa la qiimaynayaa tayada Jaamacadaha! si loo ogaado Cilmiga ay ardayda siiyaan” Cabdullaahi Goodax.
Mogadisho | QOL | August-30-2020–Cabdullaahi Goodax Barre Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in dhammaadka sanadkaan 2020 lasoo saarayo qiimaynta Jaamacadaha dalka.…