Dalka Suuriya oo bisha May ka dhacayso doorasho madaxtinnimo. Posted on April 19, 2021 by QOL Contributor | April 19-2021 Suuriya ayaa 26-ka bisha May qaban doonto doorasho madaxtinnimo, sida uu shaaciyay baarlamaanka waddankaas. Madaxweynaha talada haya, Bashar Al-Asad ayaan la fileyn…Read more »
Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Farmaajo oo xalay saq dhexe gaaray magaalada Kinshasa ee dalka Koongo Posted on April 19, 2021 by QOL Contributor | April 19-2021 Wararka ka imaanaya saakay magaalada Kinshasa eedalka Koongo ayaa sheegaya in xalay waqti danbe uu gaaray halkaas Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee…Read more »
Dowlada Somaliya oo Xaafado ka mid ah Muqdisho gacanteda ka baxday sida, Kaaraan Cabdicasiis iyo shirkole Posted on April 19, 2021 by QOL Contributor | April 19-2021 Magaalada Muqdisho oo maalmihii u danbeeyay xaalad cakirnaan siyaasadeed ah gashay ayaa waxay sababtay in qeybo ka mid ah xaafado ay ka…Read more »
Ciidamo Boolis ah oo ka socda dalka Nigeria oo soo gaaray magaalada Muqdisho caasimada Soomaaliya Posted on April 19, 2021 by QOL Contributor | April 19-2021 Wararka ka imaanaya Garoonka Muqdisho ayaa sheegaya in ay halkaas soo gaareen Ciidamo Boolis ah oo ka socda dalka Nigeria. Ciidamadan oo…Read more »