Wasaaradda Amniga oo magacawday Guddi soo baara shaqaaqadii ka dhacday Garoonka Aadan Cadde
April 23-2021 Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa magacawday Guddi soo baara shaqaaqadii Khamiistii ka dhacday Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. Shaqaalo ka tirsan hay’adda socdaalka…