António Manuel de Oliveira Guterres  ayaa soo dhaweeyey Go’aankii ay Golaha Shacabka ee BFS shalay ku ansixiyeen Sharciga Khaaska ee Doorashooyinka Federalka iyo in dib loogu laabto Nidaamkii Doorashadda ee lagu heshiiyey bishii September 17-dii ee sanadkii hore ee 2020-kii.

Afhayeenka Xoghayaha Guud ee QM, Stephane Dujarric ayaa sheegay inuu Antonio Guterres ugu baaqay dhamaan Saamilayda Siyaasadda Somalia inay sida ugu dhaqsaha badan u…