. May 11, 2021 Puntland ayaa deegaanadeeda ka mamnuucday dadka ka imaanaya dalka Hindiya kadib saameynta cudurka Covid-19 ku hayo halkaas. Wasaaradda Caafimaadka Puntland…
May 11, 2021 Dowlada Kenya ayaa saakay hakisay dhammaan duulimaadyada diyaaradaha taga kana yimaada dalka Soomaaliya, marka laga reebo diyaararadaha Qaramada Midoobay iyo kuwa…