Saddex ruux oo isku qoys ah oo xalay lagu dilay degmada Balanballe ee Gobolla Galgaduud. Posted on May 26, 2021 by QOL Contributor | . May 26 2021 Saddex ruux oo isku qoys ah ayaa xalay lagu dilay degaanka Garasle oo ka tirsan degmada Balanballe ee Gobolla Galgaduud.…Read more »
Al-shabaab oo weerar ka fuliyay Gobolka Wajeer ee Waqooyi bari Kenya. Posted on May 26, 2021 by QOL Contributor | May 26 2021 Dabley hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab, ayaa saacadihii lasoo dhaafay weerar ka fuliyay Gobolka Wajeer ee Waqooyi bari Kenya. Al-shabaab ayaa…Read more »
Sarkaal sare oo Golaha Amaanka uga digay in macluul baahdsani ka jirto gobolka Tigray Posted on May 26, 2021 by QOL Contributor | May 26 2021 Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa Talaadadi Golaha Amaanka ee Qarmada Midoobay uga digay in haddii aan tallaabo deg…Read more »
James Swan oo sheegay in shirka Muqdisho ka socda uu dhaliyo heshiis horseedi kara doorasho Posted on May 26, 2021 by QOL Contributor | May 26 2021 Wakiilka xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa sheegay inay qasab tahay in shirka wadatashiga ee Muqdisho ka…Read more »
Joe Biden oo wajahaya su’aallo xisbiga Dimuqraadiga oo ku saabsan taakulaynta Mareykanka uu u diro Israa’iil Posted on May 26, 2021 by QOL Contributor | . May 26 2021 Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa wajahaya su’aallo ay soo bandhigeen qaar ka mid ah xubnaha xisbiga Dimuqraadiga oo ku…Read more »