muhaajiriin ku qaraqmay badda ka dib markii doontii ay la socdeen ay ku degtay xeebaha dalkaTunisia. Posted on July 3, 2021 by QOL Contributor | Sabti: Julay 3, 2021 Ugu yaraan 43 qof oo muhaajiriin ah ayaa qaraqmay badda ka dib markii doontii ay la socdeen ay ku degtay…Read more »
Wasiirka waxbarashada dowladda fedaraalka oo magacaabay Guddigga hurumarinta Afka Somaaliga Posted on July 3, 2021 by QOL Contributor | Sabti: Julay 3, 2021 Wasiirka Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda fedaralka ee Soomaaliya Cabdullahi Abuukar Xaaji,ayaa magacabay guddigga ku meel gaarka ah…Read more »
maxaabiis laga qabsaday ciidamada Ethiopia oo la marsiiyey waddooyinka magaalada Mekelle ee caasimadda Tigray Posted on July 3, 2021 by QOL Contributor | Sabti: Julay 3, 2021 Kumanaan askar maxaabiis ah oo laga qabsaday ciidamada dowladda federaalka Ethiopia ayaa Jimcihii la marsiiyey waddooyinka magaalada Mekelle ee caasimadda…Read more »
Madaxweyne kuxigeenka HirShabeelle oo golaha Wasiirada maamulkaas kulan kula yeeshay B/weyne. Posted on July 3, 2021 by QOL Contributor | Sabti:Julay 3, 2021 Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta gaaray Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Arrimaha gudaha Hirshabeelle oo ka kooban Golaha Wasiirada…Read more »
Mukhtaar Roobow uu cuntadii ka soomay gurina isku soo xiray maalmihii la soo dhaafay Posted on July 3, 2021 by QOL Contributor | Sabti:Julay 3, 2021 Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Mukhtaar Roobow uu cuntadii ka soomay. Arrintan ayaa waxaa BBCda u…Read more »
Dagaal u dhexeeyey ciidamada Kenya Al-Shabaab oo ka dhacay Kulbiyow Posted on July 3, 2021 by QOL Contributor | Sabti:Julay 3, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal faraha looga gubtay oo dhex maray ciidamada Kenya ee qeybta ka ah AMISOM…Read more »
Baarlamanka Puntland Oo Ansixiyay Xisaab-Xirka Miisaaniyadda 2020 Posted on July 3, 2021 by QOL Contributor | Sabti: July 3. 2021 Xildhibaannada Baarlamanka Puntland, ayaa maanta oo Sabti ah cod aqlabiyad leh ku ansixiyay xisaab-xirka Miisaaniyadda dowladda sannadkii 2020. Xisaab-xirka Miisaaniyadda…Read more »
20 qof la la yahay markii roobab mahiigaan ah ay ku dhufteen magaalada bartamaha ku taala ee dalka Japan Posted on July 3, 2021 by QOL Contributor | Sabti: July 3. 2021 Ugu yaraan 20 qof ayaa la soo wariyay in la la’yahay maanta, ka dib markii roobab mahiigaan ah ay ku…Read more »
Hogaamiyaha kooxda TPLF oo dib ugu laabtay caasimada gobolka Tigreega Mekelle, Posted on July 3, 2021 by QOL Contributor | Sabti: July 3. 2021 Hogaamiyaha kooxda TPLF ayaa dib ugu laabtay caasimada gobolka Tigreega ee Itoobiya ee Mekelle, kadib 8 bilood oo uu dagaal…Read more »
Ciidamadii Mareykanka iyo kuwa Nato oo isaga baxay saldhigga Bagram ee dalka Afghanistan Posted on July 3, 2021 by QOL Contributor | Sabti: July 3. 2021 Ciidamadii ugu dambeeyay ee Mareykanka iyo kuwa Nato ayaa isaga baxay saldhigga Bagram ee dalka Afghanistan, oo muddo 20 sano…Read more »