Aqoon-iswaydaarsi looga hadlayay qoddobo muhiim ah oo lagu qabtay Nederlands [SAWIRRO]
Sebti, 17 Luuliyo [Qaranimo Online] Hay’adaha Jamaal Foundation & Himilo, oo ka dhisan dalka Nederlands ayaa iska kaashaday kulan aqoon-iswaydaarsi ahaa, loogana hadlayay qoddobo…