Wasaaradda haweenka Galmudug oo odayaasha dhaqanka u qabatay aqoon isweedaarsi ku aadan qoondada haweenka
Isniin: September 27, 2021 Wasaaradda haweenka Galmudug oo odayaasha dhaqanka ugu qabatay aqoon isweydaarsi looga hadlayay xaqiijinta Qoondada haweenka. Aqoon isweedaarsigaan oo ay soo…