Booliiska dalka Guatemala oo 126 muhaajiriin ah ka soo badbaadiyay kunteenar looga tegay waddada dhexdeeda.
Axad: October 10, 2021 -Booliiska dalka Guatemala ayaa 126 muhaajiriin ah ka soo badbaadiyay kunteenar looga tegay waddada dhexdeeda. Waxay rumeysan yihiin in kooxaha…