Dowladda Suudaan oo dib u furtay garoonka diyaaradaha kadib afgembigii dhawaan ka dhacay dalkaas
Arbaco: October 27, 2021 Dowladda Suudaan ayaa maanta dib u fureysaa garoonka diyaaradaha kadib afgembigii dhawaan ka dhacay dalkaas. Madaxa waaxda duulista iyo hawada,…