828 Views

Goobaha lagu qabanayo doorashada Golaha Shacabka oo la soo bandhigay

Goobaha lagu qabanayo doorashada Golaha Shacabka oo la soo bandhigay
____________________________________________________________________________

Guddiga Amniga Doorashooyinka Qaranka ayaa iaamiyay goobaha loo asteeyay in ay ka dhacayaan doorashooyinka Xildhibaannaada Aqalka Hoose ee Muqdisho iyo Gobolada dalka.
Qoraal kasoo baxay Guddiga oo la ogeeysiiyay Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu shaaciyay Magacyada Goobaha lagu qabanayo doorashada oo ay qiimeyn dhinaca amniga ah ku sameeyeen.

Sidoo kale Guddiga waxaa ay sheegeen in doorashada aan lagu qaban karin meel aan aheyn Goobaha ay soo qiimeeyeen.
Hoos Ka Akhris

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post