Meydka Mwai Kibaki oo loo soo bandhigayo dadweynaha si ay u daawadan Posted on April 25, 2022 by QOL Contributor | Isniin: April 25, 2022\ Baroor diiqayaal ayaa isugu soo baxay xarunta baarlamaanka Kenya si ay u daawadaan meydka Mwai Kibaki oo ahaa madaxweynihii saddexaad…Read more »
Farmaajo oo hambalyo u diray Emmanuel Macron Posted on April 25, 2022 by QOL Contributor | Isniin: April 25, 2022\ Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa uu fariin hambalyo ah u diray dhiggiisa dalka Faransiiska Emmanuel Macron oo kusoo baxay…Read more »
Dagaalo sababay dhimashada dad badan oo raiyd ah oo ka socda G/Darfuur Posted on April 25, 2022 by QOL Contributor | Isniin: April 25, 2022\ Hay’adaha gargaarka ee dalka Sudan ayaa ku warramaya in dad badan oo rayid ah ay ku dhinteen dagaallo ka dhacay…Read more »
TPLF oo Digniin Adag Udirtay Dowlada Itoobiya Posted on April 25, 2022 by QOL Contributor | Isniin: April 25, 2022\ Hogaamiyaha TPLF Debretsion Gebremichael ayaa Dowlada Itoobiya ku eedeeyey iney xanibaad iyo cuno qabateyn ku heyso shacabka gobolka Tigray Warqad…Read more »
Wasiirka Batroolka & Macdanta XFS oo maanta hortagayo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Qaranka Posted on April 25, 2022 by QOL Contributor | Isniin: April 25, 2022\ Maanta waxaa la filayaa in Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka uu hortago Wasiirka Wasaaradda Batroolka & Macdanta Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed,…Read more »