Sabti: May 28, 2022 Baarlamaanka Ciraaq ayaa meelmariyay sharci dalkaas ka mamnuucaya inuu xiriir la yeesho Israa’iil, ciddii arrintaa ku dhaqaaqdana ay mutaysan karto…
Sabti: May 28, 2022 Xubnaha xisbiga Jamhuuriga ee ka tirsan aqalka Senate-ka ee Maraykanka ayaa hor istaagay isku day ay wadeen mudanayaasha xisbiga Dimoqraadigu…
Sabti: May 28, 2022 Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in dalalka Finland iyo Sweden ay ku biiraan gaashaanbuurta…
Sabti: May 28, 2022 Haweeney u dhalatay dalka Mareykanka ayaa toogtay nin rasaas ku furay dad ku sugnaa magaalada Charleston ee gobolka West Virginia.…
Sabti: May 28, 2022 Waxaa maanta si rasmi deegaanada Puntland ka bilowday qaadista Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8-aad iyo 12-aad, xili ay u fadhiisteen…
Sabti: May 28, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu wadaa la tashadii ugu dambeeyay ee lagu magacaabaya R/Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya.…