Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka oo goor dhawayd Alshabaab kala wareegay deegaanka Masagawaay ee gobolka Galgaduud.
Axad: JANUARY 1, 2023 Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ayaa lagu soo warramaya inay maanta la wareegeen deegaanka Masagawaay ee gobolka Galgaduud…