2358 Views

Sawiro:-Banaanbax Xoogan Oo Ka Dhacay Gaalkacyo

Sawiro:-Banaanbax Xoogan  Oo Ka Dhacay  Gaalkacyo
____________________________________________________________________________

Nouakchott, July 03, 2018 –Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo Banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo diidmada Shilinga Soomaaliga.

Banaanbaxa ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Bulshadda kunool Magaalada Gaalkacyo, waxaana ay sheegeen in maalmihii lasoo dhaafay ganacsatadda magaalada ay diideen in ay qaataan lacagta Shilinga Soomaaliga.

Qaar kamid ah Ganacsatada haweenka ah ayaa hormuud u ahaa dadka dibax dhigayey kuwaasoo muujinayey sida ay uga xunyihiin diidmada shilinka Soomaaliga ah gudaha magaalada Gaalkacyo.

1 2 3

 

 

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

———————————————————————-

 

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment