Eng. Yarisow “Dib u howlgelinta Kooxda Cayaaraha ee Minishiibiyo waxay ka tarjumeysaa muhiimadda ay ciyaaruhu u leeyihiin isdhexgalka iyo horumarka “
Muqdisho | QOL | Nofeembar 24, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Cismaan (Eng.Yarisow) oo ka qeyb galay munaasabadda dib u…