Dibadbaxayaal ka tirsan taageerayaasha hogaamiyaha mucaaradka Sinigaal oo dab qabad siiyay dhismooyin dawladeed
6da Maarso, 2021: Dibadbaxayaal ka tirsan taageerayaasha hogaamiyaha mucaaradka dalka Sinigaal oo xiran ayaa dab qabad siiyay dhismooyin dawladeed iyo gaadiid dad shac ah…