WHO oo ka digtay in la qaado xayiraadaha COVID-19 Posted on July 7, 2021 by QOL Contributor | Arbaco: Luly 7 2021 Hay’dda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa uga digtay dowladaha caalamka in ay fududeeyaan xayiraadihii saarnaa Covid19, iyaga oo sheegay in…Read more »
Rooble oo ku sii jeeda magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka Jubbaland. Posted on July 7, 2021 by QOL Contributor | Arbaco: Luly 7 2021 Wararka ka imaanaya saakay Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Wafdi uu Hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane…Read more »
Wasiirka Gadiidka iyo Duulista oo ka warbixiyay shir uu uga qeyb-galay dalka Morocco Posted on July 7, 2021 by QOL Contributor | Arbaco: Luly 7 2021 Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda xilgaarsiinta Duraan Axmed Faarax ayaa ka warbixiyay shir uu uga qeyb-galay dalka Morocco,…Read more »
Diyaaradii Lagu La’aa Dalka Raashiya Oo shalay la waayay oo La Helay Posted on July 7, 2021 by QOL Contributor | Arbaco: Luly 7 2021 Wasaaradda Gurmadka Degdega ee dalkaasi ayaa sheegtay in burburka Diyaaradaasi laga helay meel ilaa 5 KM dhanka Waqooyi kaga toosan…Read more »
Baarlamaanka Israel oo diiday in uu cusbooneysiiyo sharci ku meel gaar ahaa Posted on July 7, 2021 by QOL Contributor | Arbaco: Luly 7 2021 Baarlamaanka Israel ayaa diiday in uu cusbooneysiiyo sharci ku meel gaar ahaa oo markii ugu horeysay la meel-mariyay 2003-dii, kaasi…Read more »
Talyaaniga oo u soo baxay koobka Euro 2020 Xalay Markii uu ka raayay Spain Posted on July 7, 2021 by QOL Contributor | Arbaco: Luly 7 2021 Xulka Qaranka Kubadda Cagta Talyaaniga ayaa gaaray kama-dambeysta koobka xulalka Qaramada Qaaradda Yurub ee Euro 2020, kaddib markii uu rigooreyaal…Read more »
Weriye caan ah oo lagu toogtay waddo ku taal magaalada Amsterdam. Posted on July 7, 2021 by QOL Contributor | Arbaco: Luly 7 2021 Weriye caan ah oo dambiyada baara oo u dhashay dalka Holland ayaa si culus loo dhaawacay ka dib markii lagu…Read more »