Somaliland oo Cabasho Sucuudiga u gudbisay Posted on May 25, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: 25/2022 Xukuumadda Somaliland ayaa ka biyo diiday tirada sannadka laga siiyay dadka tegaya Xajka. 350 qof ayaa la siiyay tirada sannadka tegaya Xajka.…Read more »
Shir u dhaxeeyo dalalka Midowga Afrika oo ka furmaya Equatorial Guinea Posted on May 25, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: 25/2022 Magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea waxaa lagu wadaa in uu ka furmo shir madaxeedka aan caadiga ahayn ee Midowga Afrika kaas…Read more »
Wasiirka Maaliyadda Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo kulan la qaatay safiirka dowladda UK u qaabilsan Soomaaliya Posted on May 25, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: 25/2022 Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan la qaatay masuuliyiinta kala ah Kate Foster safiirka dowladda UK u qaabilsan Soomaaliya…Read more »
Wafdi ka socda DFS oo kulamo ka wado Geneva Posted on May 25, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: 25/2022 Wafdi ay hogaaminayso Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Drs. Fawziya Abikar Nur oo ku sugan magalada Geneva ee dalka Switzerland ayaa waxa ay…Read more »
Maraykanka oo walaac ka muujiyay qorshe militari oo uu damacsan yahay madaxweyne Erdogan Posted on May 25, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: 25/2022 Mareykanka ayaa Talaadadii walaac ka muujiyay qorshaha Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan uu ku doonayo in uu dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo cusub uga bilaabo…Read more »
Hirshabeelle oo baaq kasoo saartay abaaraha ka jira deegaanadeeda Posted on May 25, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: 25/2022 Ku-simaha Madaxweyanaha ahna Guddoomiye ku-xigeenka labaad baarlamaanka Hirshabeelle Mahad Xasan Cusmaan ayaa ka hadlay abaaraha baahsan ee xiligaan ay ka jira deegaanada…Read more »
Wasiir Gaashaandhiga XFS oo la kulmay dhigiisa Tanzaniya Posted on May 25, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: 25/2022 Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumdda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan kula qaatay magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzaniya Wasiirka Difaaca iyo adeegga Qaranka…Read more »
Nin hubeysan oo toogasho ku dilay 19 carruur ah Dalka Maraykanka Posted on May 25, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: 25/2022 Nin hubaysan ayaa dilay ugu yaraan 19 carruur ah iyo laba qof oo waaweyn kadib markii uu xoog ku galay dugsi hoose…Read more »
Shirkadda Youtube oo talaabo adag qaadday Posted on May 25, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: 25/2022 Shirkadda YouTube ayaa sheegtay in in ka badan 9,000 oo kanaal ah oo ay weheliyaan in ka badan 70,000 oo fiidiyoow ah…Read more »
R/wasaaraha Itoobiya oo gaaray Abuja Posted on May 25, 2022 by QOL Contributor | Arbaco: 25/2022 Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiu Axmed oo safar ugu ambabaxay dalka Nayjeeriya isagoo maanta gaaray halkaas. Raisul Wasaaraha waxaa safarkiisa uu ku…Read more »