Galmudug oo War kasoo saartay weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen degaanka Baxdo
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Shire falagle ayaa sheegay in saaka waaberigii hore ay Al-Shabaab weerar saf ballaaran ah kusoo qaadeen degaanka…