Mogadisho | QOL | June 21, 2020–Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan maan iyo Guddoomiyaha Gobolka Shabeelle ee is Maamulka Somaalida Itoobiya aadan…
Mogadisho | QOL | June 21, 2020-Arroornimadii hore ee saaka ayaa waxaa weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay…
Mogadisho | QOL | June 21, 2020–Madaxweynihii hore ee Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa si kulul uga hadlay qaraxyadii mataanaha ahaa…
Mogadisho | QOL | June 21, 2020–Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump oo khudbad ka jeediyay isu-soo bax lagu taageerayay Ololihiisa Dib-u-doorashada Madaxtinimada Maraykanka ,kaas…
Mogadisho | QOL | June 21, 2020–Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ka bilaawday dhageysiga dacwad loo heysto…
Mogadisho | QOL | June 21, 2020–Inta badan Soomaaliya ayaa waxaa Maanta laga arkay qorax Madoobaad,kadib markii qeyb kamid ah qoraxda ay madoobaatay. Magaalada…
Mogadisho | QOL | June 21, 2020–Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in maalintii labaad oo xiriir ah ay kulankoodii…