Madaxweynaha KGS oo Mareykanka & Ingiriiska kala hadlay doorashooyinka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa galabta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiiradda Dowlada Ingiriiska iyo sii hayaha Safaarada Mareykanka.…