QM oo kulan deg deg ah ka yeelanaya xaalada magaalada Qudus ee dhulka falastiin.. Posted on May 10, 2021 by QOL Contributor | May 10 2021 Golaha amaanka QM ayaa maanta oo isniin ah fadhi deg deg ah ka yeelanaya si ay uga doodaan wadciga magaalada Qudus,…Read more »
Farmaajo oo ka tacsiyeeyay saraakiishii Xalay lagu laayay Qaraxii saldhiga waabari Posted on May 10, 2021 by QOL Contributor | .. May 10 2021 Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanya leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed…Read more »
Ra’iisul Wasaare Rooble oo si kulul uga hadlay Qaraxii shabaab xalay ku dishay Saraakiisha Posted on May 10, 2021 by QOL Contributor | May 10 2021 Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul u Cambaareyey Qaraxii Al-shabaab ay xalay ka fuliyeen saldhigga…Read more »
Boris Johnson oo ka digay in Scotlandka ka baxdo Boqortooyada UK Posted on May 10, 2021 by QOL Contributor | May 10 2021 Ra’isul Wasaaraha dalka Britain Boris Johnson ayaa Axaddii kulan aan caadi ahay ugu baaqay in ay isugu yimaadaan madaxda Gobolada ay…Read more »
Hay’adda QM oo shegtay in Roobabkii muqdisho ay ku dhinten 30 qof Posted on May 10, 2021 by QOL Contributor | .. May 10 2021 Ku dhawaad 30 Qof ayaa ku geeriyootay 7dii maalmood ee lasoo dhaafay roobabkii gu’a ee ka curtay Soomaaliya sida ay…Read more »
Aas lagu wado in loo sameeyo saakay saraakiishii Xalay shabaab ku laayeen Saldhiga waabari Posted on May 10, 2021 by QOL Contributor | .. May 10 2021 Qarax uu gaystay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa xalay ka dhacay saldhigga degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, waxaana…Read more »