Day: November 8, 2021
Wafdi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadda Midowga Afrika oo galabta soo gaaray magaalada Muqdisho
Isniin: November 8, 2021 Wafdi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadda Midowga Afrika (AU-PSC) ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Wafdigan…
Nin mindi ku hubeysan oo goor dhawayd weerar ku qaaday ciidamo ka tirsan booliska dalka Faransiiska.
Isniin: November 8, 2021 Nin mindi ku hubeysan ayaa weerar ku qaaday ciidamo ka tirsan booliska magaalada Cannes ee koonfurta dalka Faransiiska. Mid ka…
Degmada Kaaraan oo shacabka dagan aysan socon karin Xiliyada habeenkii ah Tuugo darteed..
Wararka ka imaanaya degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dadka halkaas dagan ay aad ugu dhiban yihiin dhac ay u gaysanayaan Xiliyada…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo mar kale baaq u diray shacabka Itoobiya
Isniin: November 8, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa shacabka ugu baaqay inay ku dadaalaan midnimada xilli dagaalka uu ka socda dalkaas. Wuxuu…
Mucaaradka Ethiopia oo qaboojiyey cabsida laga qabo in Addis-Ababa ay qabsadaan
Isniin: November 8, 2021 Mucaaradka dagaalka kula jira dowladda Ethiopia ayaa Axaddii hoos u dhigay wararka sheegaya inay sababi doonaan “dhiig ku daata” magaalada…
Wasiirka warfaafinta Galmudug oo sheegay in aysan wada hadal la galaynin Ahlusunna
Isniin: November 8, 2021 Saacado kadib markii uu BBC la hadlay Madaxa Ahlusunna wal jameeca Macalin maxamuud, oo uu sheegay in Galmudug iyo Ahlusuna…
Wasaaradda Waxbarashada oo soo saartay go’aamo lagu baabi’inayo lacago uu gobolka Banaadir ka qaado ardayda
Isniin: November 8, 2021 Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa soo saartay go’aamo lagu baabi’inayo lacago uu gobolka Banaadir ka…
Kulan looga hadlay doorka haweenka ee waxbarashada oo Muqdisho lagu qabtay
Isniin: November 8, 2021 Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta Sare ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Caabi Xasan ayaa ka qeyb galay…
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, oo soo bandhigay dambiyada sabab u ahaa in dalka laga saaro Simon malungo
Isniin: November 8, 2021 Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa soo bandhigay dambiyada sabab u ahaa in dalka laga saaro Simon malungo,…