Jubbaland oo Maanta billowday diiwaangelinta Musharrixiinta kuraas Golaha Shacabka
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta Magaalada Kismaaho ka bilaabay diiwaangeli ta &Shahaaso siinta musharrixiinta Saddex kamid ah…