Salman Rushdie oo kasoo baxay xaaladdii degdega bilaabayna inuu hadlo Posted on August 14, 2022 by QOL Contributor | Axad:AUGUST 14, 2022 Qoraaga Salman Rushdie, ayaa laga saaray qalabka dadka ka kaalmeeya hawo qaadashada, isagoo awood u yeeshay inuu mar kale hadlo, maalin…Read more »
Wasiir Beena-beene oo lagu wareejiyey xilka wasaaradda Qorsheynta XFS Posted on August 14, 2022 by QOL Contributor | Axad:AUGUST 14, 2022 Ra’iisul Wasaaradah Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee wasaaradda Qorsheynta,…Read more »
shirka looga hadlayay arrimaha abaaraha Soomaaliya oo lagu qabtay Sucuudiga Posted on August 14, 2022 by QOL Contributor | Axad:AUGUST 14, 2022 Shir looga hadlayay arrimaha abaaraha Soomaaliyo iyo sidii loogu gurman lahaa dadka ay saameysay ayaa lagu qabtay magaalada Riyaadh ee caasimadda…Read more »
Ciidamada Danab oo fashiliyay qaraxyo ay aaseen argagixisada Al-shabaab Posted on August 14, 2022 by QOL Contributor | Axad:AUGUST 14, 2022 Ciidamada Kumaandooska Danab gaar ahaan Ururka 5-aad, guutada 16-aad ayaa waxay howlgalo miino baariis ah ka sameeyeen deegaano duleedka ka ah…Read more »
Xaalada caafimaadx ee Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland oo soo hagaagaysa. Posted on August 14, 2022 by QOL Contributor | Axad:AUGUST 14, 2022 Waxaa muddooyinkii danbe xanuun la ildarnaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaan, kaas oo hadda xaaladiisa caafimaad soo hagaageyso, sida…Read more »
Dad ku dhintay shil ka dhacay dalka Masar Posted on August 14, 2022 by QOL Contributor | Axad:AUGUST 14, 2022 Ugu yaraan sagaal ruux ayaa geeriyootay, halka 18 kalena ay dhaawacmeen ka dib markii uu rogmaday gaari bas ah oo siday…Read more »
Qeybaha isgaarsiinta Degmada Maxaas Gobolka Hiiraan iyo Degaanada ku-dhaw oo Mudo ku dhaw todobaad ka Maqaan Deganadaas Posted on August 14, 2022 by QOL Contributor | Axad:AUGUST 14, 2022 Qeybaha isgaarsiinta Degmada Maxaas Gobolka Hiiraan iyo Degaanada ku-dhaw ayaa Mudo ku dhaw todobaad ka Maqaan Deganadaas Markii aay Maalmo kahor…Read more »
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida ku timid Gen. Cabdicasiis Siciid Gacamey Posted on August 14, 2022 by QOL Contributor | Axad:AUGUST 14, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku hadlaaya magaciisa iyo kan Goleyaasha Dowlad Goboleedka Puntland iyo Shacabka Puntland, ayaa…Read more »
Khasaare ka dhashay deb ka kacay magaalada Jig-jiga Posted on August 14, 2022 by QOL Contributor | Axad:AUGUST 14, 2022 Khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dab xoogan oo seqdii dhexe ee xalayKa kacay guri ku yaalo xaafadda…Read more »
Dabley hubeysan oo Gaalkacyo ku dilay Sarkaal ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Puntland Posted on August 14, 2022 by QOL Contributor | Axad:AUGUST 14, 2022 Dabley hubaysan ayaa xalay magaalada Gaalkacyo dhanka Maamulka Puntland waxa ay ku toogteen sarkaal sare oo ka tirsanaa shaqaalaha wasaaradda Maaliyadda…Read more »